-
buugga
-
buugga qoraalka
-
qalin
-
tirtire
-
baag
-
fasal
-
cashar
-
imtixaan
-
qorista
-
aqrinta
-
qiimaynta
-
arday
-
macalin
-
caawiye
-
dugsiga hoose
-
Dugsi sare
-
dugsiga dadka waaweyn
-
jaamacad
-
imtixaanka gelitaanka
-
shahaadada koowad
-
cilmi baaris
-
kantiin
-
maktabada
-
ciyaar
-
boonbale
-
xaruunta xanaanada maalmeedka
-
maadooyinka
-
xisaabta
-
fiisikiska
-
kimistiriga
-
bayoolaji
-
juqraafiga
-
cilmi nafsiga
-
taariikhda
-
sayniska
-
waxbarashada jimicsiga jirka
-
Ikuulka
-
Goorma ayaad aadaa iskuulka?
-
Badanaa, waxaan bilownaa toddobada.
-
Waa goorma imtixaanka xiga?
-
Imtixaanka xigaa waa laba toddobaad kadib.
-
Waa sidee nidaamka waxbarashada ee Finland?
-
Nidaamka waxbarashada ee Finland waa midka ugu fiican adduunka.
-
Maadooyinka
-
Maxaad baraneysaa
-
Waxaan baranayaa xisaabta.
-
Miyaad doorbideysaa fiisigis ama kimistari?
-
Waan jeclahay sayniska, laakiin waxaan doorbidaa kimistariga.

