-
Soo dhawow
-
luqadda
-
shisheeye
-
dalxiise
-
arday
-
shaqaale
-
dad
-
sabab
-
saaxiib
-
saaxiibtiis
-
saaxiibkeed
-
soco
-
caasimad
-
gobol
-
wadan
-
shahaado
-
bilaaw
-
dhaqan
-
diin
-
hido
-
salaamaha
-
salaan
-
Subax wanaagsan
-
Galab wanaagsan
-
Fiid wanaagsan
-
Habeen wanaagsan
-
Nabadeey
-
Nasiib wanagsan
-
Farxad
-
Hambalyo
-
Dhalasho wanaaagsan
-
Ciid wanaagsan
-
Sanad wanaagsan
-
Kuu duceeya
-
Is arag danbo
-
Muhaajir
-
dukumenti
-
residence Permit
-
ku meel gaar ah
-
joogto ah
-
muddada
-
qof weeyn
-
isdhaxgal
-
koorso
-
bulsho
-
Soo dhawoow.
-
Salaan, sidee tahay?
-
Waan fiicanahay, mahadsanid.
-
Magacaa? = Magacaygu waa John.
-
Meeqa sano ayaad jirtaa = Waxaan ahay 25 jir.
-
Ma markii kugu horreysay ee aad Finland imaato? = Haa sidaawaayo.
-
Kulan wanaagsan bay ahayd John. is arag dhaw.
-
salaamaha
-
Galab wanaagsan, mudane / marwo. Sideen kuu caawin karaa?
-
Galab wanaagsan, waxaan jeclaan lahaa inaan helo wadada bartamaha magaalada.
-
Subax wanaagsan, maxaad haysaa quraacda maanta?
-
-
Muhaajir
-
Halkee ka timid?
-
Waxaan ku dhashay baris waxaan halkaan la soo degay qoyskeyga.
-
Maxay ahayd sababta ugu weyn ee aad halkan ugu soo guurtay?
-
Waxaan ka shaqeyn jiray shirkad dhisme laakiin hada waxaan ahay arday.

