笔直的
toosan
右边
Midig
左边
Bidix
前面
Hor
后面
Gadal
向上
kor
向下
Hoos
在上面
sare
在下面
Hoose
旁边
dhow
远的
Fog
紧邻的
Ku xiga
先前的
hore
这里
halkan
那里
halkaas
环绕
wareegsan
北
waqooyi
南
Koonfur
西
galbeed
东
bari
-
方向
Jihooyinka
-
去机场最近的路是?
Waa kuwee wadada ugu gaaban garoonka diyaaradaha?
-
去机场最近的路是从中央火车站搭乘火车。
Wadada ugu gaaban garoonka diyaaradaha waa tareen ka baxa xarunta tareenka ee bartamaha.
-
你的公司在哪里?
Halkee ayee kutaala meheradaadu?
-
我的公司在市政厅的右边。
Meheraddaydu waxay ku taal dhinaca midig ee xarunta dawladda hoose.

