maxa?
Vad?
Noocee ah
Vilken typ?
Xagee
Var?
Goorma?
När?
Sabab
Varför?
kee
Viken
Kuma
Vem?
Yuu yahay
Vem?
Yaa leh?
Vems
Sidee?
Hur?
Waa imisa
Hur mycket?
Immisa?
Hur många?
Inta jeer?
Hur ofta?
Fogaan intee la, eg?
Hur långt?
Ilaa goormaan?
Hur länge?
-
wiilka walalka ama walaasha
Frågor
-
Maxaad qabanaysaa maanta?
Vad ska du göra idag?
-
Waxaan u socdaa suuqa si aan u soo iibsado cunto oo aan ku soo booqdo wax yar ka dib saaxiibkay.
Jag ska till affären för att köpa mat och besöka en vän lite snabbt.
-
Xagee joogtaa hada
Var är du nu?
-
Waxaan joogaa rugta tareenka, oo u dhow maktabadda.
Jag är på tågstationen, nära biblioteket.
-
Goorma ayaad daawan doontaa ciyaarta?
När ska du titta på matchen?
-
Ciyaarta ayaa bilaabmi doonta 7da fiidnimo. laakiin waxaan joogi doonaa ilaa 6 saac.
Matchen börjar kl. 19, men vi kommer att vara där kl. 18.
-
Maxaad la daahday
Varför är du sen?
-
Waan ka xumahay, waan kadaahay baskeygii.
Jag är ledsen, jag missade min buss.
-
Waa kuma saaxiibkaagu ugu fiican?
Vem är din bästa vän?
-
Saaxiibkeyga ugu fiican waa John, waxaan isla soo wada kornay ilaa iyo dugsiga hoose.
Min bästa vän är John, vi växte upp tillsammans från grundskolan.
-
Luqadee tahay afkaaga hooyo?
Vilket är ditt modersmål?
-
Afkayga hooyo waa Faransiis.
Mitt modersmål är franska.
-
Immisa shaqaale ayaad leedahay?
Hur många anställda har du?
-
Xilligan, waxaan haystaa toban shaqaale.
För närvarande har jag tio anställda.

