Soomaali

Svenska

is barasho - Introduktion

Soo dhawow

Välkommen

luqadda

språk

shisheeye

utlänning

dalxiise

turist

arday

studerande

shaqaale

arbetstagare

dad

människor

sabab

anledning

saaxiib

vän

saaxiibtiis

flickvän

saaxiibkeed

pojkvän

soco

flytta

caasimad

stad

gobol

område

wadan

land

shahaado

certifikat

bilaaw

början

dhaqan

kultur

diin

religion

hido

tradition

salaamaha

Hälsningar

salaan

Hej

Subax wanaagsan

God morgon

Galab wanaagsan

God eftermiddag

Fiid wanaagsan

God kväll

Habeen wanaagsan

Godnatt

Nabadeey

Hej då

Nasiib wanagsan

Lycka till

Farxad

Skål

Hambalyo

Grattis

Dhalasho wanaaagsan

Grattis på födelsedagen

Ciid wanaagsan

God jul

Sanad wanaagsan

Gott nytt år

Kuu duceeya

Välsigna dig

Is arag danbo

Vi ses

Muhaajir

Invandrare

dukumenti

dokument

residence Permit

uppehållstillstånd

ku meel gaar ah

tillfälliga

joogto ah

permanent

muddada

varaktighet

qof weeyn

vuxen

isdhaxgal

integration

koorso

curs

bulsho

gemenskap

  1. Soo dhawoow.

    Välkommen

  2. Salaan, sidee tahay?

    Hej, hur mår du?

  3. Waan fiicanahay, mahadsanid.

    Jag mår bra tack.

  4. Magacaa? = Magacaygu waa John.

    Vad heter du? = Jag heter john

  5. Meeqa sano ayaad jirtaa = Waxaan ahay 25 jir.

    Hur gammal är du? = Jag är 25 år gammal.

  6. Ma markii kugu horreysay ee aad Finland imaato? = Haa sidaawaayo.

    Är det din första gång i Finland? = Ja, det är.

  7. Kulan wanaagsan bay ahayd John. is arag dhaw.

    Det var trevligt att träffa dig John. Ses snart.

  8. salaamaha

    Hälsningar

  9. Galab wanaagsan, mudane / marwo. Sideen kuu caawin karaa?

    God eftermiddag herr / fru. Hur kan jag hjälpa dig?

  10. Galab wanaagsan, waxaan jeclaan lahaa inaan helo wadada bartamaha magaalada.

    God eftermiddag, jag skulle vilja hitta vägen till centrum.

  11. Subax wanaagsan, maxaad haysaa quraacda maanta?

    God morgon, vad finns till frukost idag?

  12. Idag har vi sallad, kött, fisk och vegetariskt. Kaffe och te ingår också. Smaklig måltid.

  13. Muhaajir

    Invandrare

  14. Halkee ka timid?

    Var kommer du ifrån?

  15. Waxaan ku dhashay baris waxaan halkaan la soo degay qoyskeyga.

    Jag föddes i Paris och flyttade hit med min familj.

  16. Maxay ahayd sababta ugu weyn ee aad halkan ugu soo guurtay?

    Vad var den främsta anledningen till att flytta hit.

  17. Waxaan ka shaqeyn jiray shirkad dhisme laakiin hada waxaan ahay arday.

    Jag arbetade tidigare i ett byggföretag, men nu är jag student.


Xayeysiinta