Soomaali

Română

onleeyn - Online

dalbid

comandă

iibso

cumpără

lacag bixinta

plată

kaarka wax iibsiga

card de cumpărături

kaarka deynta

card de credit

isdiiwaangeli

registru

soo gal

conectare

haraaga

returnează

soo noqoshada

livrare

raad raac

urmărește

iibin

vânzare

dalab

ofertă

dhimis

reducere

weynaan

mărime

aqbal

accept

kharashyada

cheltuieli

cinwaan

adresă

hubi

verifică

dooro

alege

asturnaanta

intimitate

taageero

suport

xaqiijinta

confirmare

rukumo

abonează-te

newsletter

buletin informativ

  1. onleeynka

    Online

  2. Waxaan jeclaan lahaa inaan ku isticmaalo kaarkayga wax iibsashada onleeynka ah laakiin ma aqaan sida.

    Aș vrea sa îmi folosesc cardul de cumpărături online, dar nu știu cum.

  3. Kaliya waa inaad galisaa magacaaga oo buuxa iyo lambarada kaarkaaga oo aad ansaxisaa.

    Ar trebui doar să-ți introduci numele întreg și numărul cardului și să validezi.

  4. Waa inaad isdiiwaangalisaa marka hore hadaad rabto inaad kubixiso kaarka amaahda, ma jeceshahay inaad sidaas sameysid?

    Trebuie să te înregistrezi mai întâi dacă vrei să plătești cu cardul de credit, ai vrea să faci așa?

  5. Haa fadlan, mahadsanid.

    Da,te rog,mulțumesc.

  6. Adiga macmiil ahaan waxaad kuheli doontaa joornaalkeena emailka, ma aqbali laheyd tan?

    Ca și client, veți primi buletinul nostru informativ pe email, ați dori sa acceptați ?

  7. Haa, aad baan u xiiseeyaa badeecadaada.

    Da, sunt foarte interesat de produsele voastre.

  8. Hadda ma dalban karaa oo ma bixin karaa?

    Pot să comand și să plătesc acum?

  9. Haa waa hubaal, fadlan buuxi warqaddan.

    Da,sigur, vă rog sa completați această hârtie.


Xayeysiinta