Soomaali

日本語

Qalab - 道具

sanduuqa

dougubako

faaska

ono

kiyaawo

nenza, renchi

kareeto

ka-to, daisha

qalabka gacanta

tekougu

magaabay

katta-

koolo

guru-

mitir

me-toru

biin

pin

tiirar

puriya-

mashiinka daloolinta

doriru kikai

kaashawiito

neji

kiyaawe

doraiba-

maqas

hasami

toosh

hi

kursi dheer

benchi, dai

buut

bu-tsu

fargeeto

kumade

equipment

yougu

qalabka korontada

denkidougu

  1. Qalab

    Dougu

  2. Ma iibisaa qalabka dhismaha?

    Kensetsu no tame dougu wo urimasuka?

  3. Haa, waxaan haysannaa dhammaan noocyada qalabka dabaqa labaad.

    Hai, arayuru shurui no dougu wa 2 kai ni arimasu.

  4. Qalab noocee ah ayaad u baahan tahay?

    Donna dougu ga hitsuyou desuka?

  5. Waxaan u baahanahay kiyaawe iyo dubbe.

    Doraiba- to hanma- ga hitsuyoudesu.

  6. Ma haysaa TV-ga cusub ee shaashadda weyn leh?

    Dai gamen no saishin terebi wa arimasu ka?

  7. Wali, waxay imanayaan dukaamada usbuuca soo socda.

    Mada raishuu raitenshimasu.


Xayeysiinta