Soomaali

فارسی

Su'aalaha - سؤالات

maxa?

چه؟

Noocee ah

چه نوع؟

Xagee

کجا؟

Goorma?

کی؟

Sabab

چرا؟

kee

کدام؟

Kuma

چه کسی؟

Yuu yahay

چه شخصی؟

Yaa leh?

مال چه کسی؟

Sidee?

چطور؟

Waa imisa

چقدر؟

Immisa?

چند عدد؟

Inta jeer?

چند وقت یکبار؟

Fogaan intee la, eg?

چقدر فاصله؟

Ilaa goormaan?

چه مدت؟

  1. wiilka walalka ama walaasha

    سؤالات

  2. Maxaad qabanaysaa maanta?

    امروز چه کار می کنید؟

  3. Waxaan u socdaa suuqa si aan u soo iibsado cunto oo aan ku soo booqdo wax yar ka dib saaxiibkay.

    من امروز برای خرید غذا به بازار می روم و ملاقات کوتاهی هم با یکی از دوستانم خواهم داشت

  4. Xagee joogtaa hada

    اکنون کجا هستید؟

  5. Waxaan joogaa rugta tareenka, oo u dhow maktabadda.

    من در ایستگاه قطار نزدیک کتابخانه هستم

  6. Goorma ayaad daawan doontaa ciyaarta?

    چه زمانی برای دیدن مسابقه می روید؟

  7. Ciyaarta ayaa bilaabmi doonta 7da fiidnimo. laakiin waxaan joogi doonaa ilaa 6 saac.

    بازی در ساعت 7 بعد از ظهر شروع می شود؛ اما من حدود 6 آنجا هستم

  8. Maxaad la daahday

    چرا دیر کردی؟

  9. Waan ka xumahay, waan kadaahay baskeygii.

    ببخشید؛ من اتوبوس را از دست دادم

  10. Waa kuma saaxiibkaagu ugu fiican?

    چه کسی بهترین دوست شما؟

  11. Saaxiibkeyga ugu fiican waa John, waxaan isla soo wada kornay ilaa iyo dugsiga hoose.

    بهترین دوست من ؛ جان است؛ ما از دو.ره ابتدایی با یکدیگر بزرگ شده ایم

  12. Luqadee tahay afkaaga hooyo?

    زبان مادری شما چیست؟

  13. Afkayga hooyo waa Faransiis.

    زبان مادری من فرانسه هست

  14. Immisa shaqaale ayaad leedahay?

    شما جند کارمند دارید؟

  15. Xilligan, waxaan haystaa toban shaqaale.

    در حال حاضر 10 کارمند


Xayeysiinta