Dhar
dress
shaati
shirt
funaanad
t-shirt
funaanad naageed
blouse
rajabeeto
bra
koofiyad
hat
jaakad
jacket
suud
suit
jiinis
jeans
surwaalo
trousers
nigisyo
underpants
goonno
skirt
gaagaaban
shorts
suun
belt
iskaalsho
socks
kabo
shoes
qamaar
scarf
muraayadaha indhaha
eyeglasses
muraayadaha indhaha
sunglasses
dharka hurdada
pajamas
bac baag ah
plastic bag
-
dhar
Clothes
-
Sideen kuu caawin karaa?
How can I help you?
-
Waxaan raadinayaa dhar dhaxmeed ah
I am looking for winter clothes.
-
Cabir intee leeg ayaad isticmaashaa?
What size do you use?
-
Caadi ahaan waxaan isticmaalaa cabirka M. Waxaan isku dayi doonaa midka midabka cad leh.
Usually I use the size M. I will try the one with white color.
-
Ma iibsatay shaati cusub?
Did you buy a new shirt?
-
Maya ma iibsanin, waxaan u helay dhalashadeyda sanadkii hore.
No I did not buy, I got it for my birthday last year.

