Garoon
field
hool
hall
kubad
ball
ciyaartoy
player
Tawabare
coach
Garsoore
referee
Koox
team
Ciyaar
match
Sadax xagal
trainings
Tartan
competition
guuleysato
winner
Guuldareystaha
loser
Natiijo
result
Kama dambeys
final
kubada cagta
football
kubbadda koleyga
basketball
dabaal
swim
ciyaaraha fudud
athletics
gudbin
pass
laad gees
corner kick
laad xor ah
free kick
rigoore
penalty
goolhaye
goalkeeper
nasasho
break
ka soo qayb galayaasha
attenders
-
Ciyaaraha
Sport
-
Isboorti noocee ah ayaad qabataa?
What kind of sports do you practice?
-
Waxaan ciyaari jiray kubbada cagta laakiin dhaawac jilibka ah ayaa i soo gaadhay.
I used to play football but I have had a knee injury.
-
Saacaddee ayay tahay ciyaarta caawa?
At what hour is the match tonight?
-
Ciyaarta ayaa bilaabmaysa 8-da fiidnimo.
The match starts at 8 p.m.
-
Immisa ciyaartoy ayey koox leedahay?
How many players does a team have?
-
Kooxda kubbadda cagta waxay leedahay 11 ciyaartoy halka koox kubbadda koleyga ay leedahay 12 ciyaartoy.
A football team has 11 players whereas a basketball team has 12 players.
-
Waxaan jeclaan lahaa inaan ka qoro caruurteyda xarunta dabaasha, halkee ayaan ka heli karaa?
I would like to register my children to a swimming centre, where can i find one?
-
Waa inaad ka hubisaa bogga magaalada wixii macluumaad dheeraad ah.
You should check the city's website for more information.

