Soomaali

عربى

Ciyaaraha - رياضة

Garoon

ملعب

hool

ردهة

kubad

كرة

ciyaartoy

لاعب

Tawabare

مدرب

Garsoore

حكم

Koox

فريق

Ciyaar

مباراة

Sadax xagal

تدريبات

Tartan

منافسة

guuleysato

فائز

Guuldareystaha

خاسر

Natiijo

نتيجة

Kama dambeys

نهائي

kubada cagta

كرة قدم

kubbadda koleyga

كرة سلة

dabaal

يسبح

ciyaaraha fudud

ألعاب القوى

gudbin

يمرر

laad gees

ركلة ركنية

laad xor ah

ضربة حرة

rigoore

ضربة جزاء

goolhaye

حارس مرمى

nasasho

فاصل

ka soo qayb galayaasha

الحضور

  1. Ciyaaraha

    رياضة

  2. Isboorti noocee ah ayaad qabataa?

    ما نوع الرياضة التي تمارسها؟

  3. Waxaan ciyaari jiray kubbada cagta laakiin dhaawac jilibka ah ayaa i soo gaadhay.

    كنت ألعب كرة القدم و لاكن أُصبت بإصابة في الركبة

  4. Saacaddee ayay tahay ciyaarta caawa?

    متفي أي ساعة ستقام المباراة الليلة؟

  5. Ciyaarta ayaa bilaabmaysa 8-da fiidnimo.

    تبدأ المباراة في الثامنة مساءً

  6. Immisa ciyaartoy ayey koox leedahay?

    كم عدد اللاعبين في الفريق الواحد؟

  7. Kooxda kubbadda cagta waxay leedahay 11 ciyaartoy halka koox kubbadda koleyga ay leedahay 12 ciyaartoy.

    في كرة القدم يتكون الفريق من 11 لاعب لاكن في كرة السلة يتكون الفريق من 12 لاعب

  8. Waxaan jeclaan lahaa inaan ka qoro caruurteyda xarunta dabaasha, halkee ayaan ka heli karaa?

    أود تسجيل أولادي في مركز سباحة, إين يمكنني إيجاد واحد؟

  9. Waa inaad ka hubisaa bogga magaalada wixii macluumaad dheeraad ah.

    يجب عليك تفقد موقع المدينة الإلكتروني للمزيد من المعلومات


Xayeysiinta