mãe
Hoyo
pai
Aabo
pais
Waalid
menina
Gabadh
menino
Wiil
irmã
walaasha
irmão
walaalka
gémeos
mataano
filha
gabar
filho
wiil
irmãos
walaalo
avó
ayeeyo
avô
awoowe
avós
ayeeyo ama awoowe
sobrinha
gabadha walalka ama walaasha
sobrinho
wiilka walalka ama walaasha
tia
eedo
tio
adeer
parente
qaraabo
primo(a)
inaadeer
esposa
xaas
marido
nin
noiva
aroosadda
cunhada
dumaashi
cunhado
seeddi
-
Família
Qoyska
-
Vives com a tua família?
Miyaad la degan tahay qoyskaaga?
-
Sim, vivo com os meus pais e com o meu irmão.
Haa, waxaan la noolahay waalidkay iyo walaalkay.
-
O quão grande é a tua família?
Intee weyn ayuu reerkaagu yahay?
-
Tenho uma esposa e três filhos.
Waxaan leeyahay xaas iyo saddex carruur ah.
-
Que idade tem a tua avó?
Ayeeyo intee jir ayeey tahay?
-
Ela tem 85 anos, mas ela é muito saudável.
Waa 85 jir laakiin aad ayey u caafimaad qabtaa.
-
A tua irmã está a trabalhar para o governo?
Walaashaa ma dowlada ayey u shaqaysaa?
-
Sim, está. Ela está empregada pelo escritório de imigração como tradutora.
Haa waa ay wayshaqeysaa. Waxay u shaqeysay xafiiska socdaalka turjubaan ahaan.

