Albania
Albaniya
Bangladesh
Bangaladesh
Kina
shiina
Danmark
Danmark
Frankrike
Faransiis
Finland
Finland
Tyskland
Jarmalka
Iran
Iiraan
Italia
Talyaani
Norge
Norwey
Polen
Booland
Portugal
Boortaqiis
Russland
Ruush
Sverige
Iswiidhan
Serbia
Serbia
Somalia
Soomaaliya
Spania
Spain
Thailand
Thailand
Tyrkia
turki
Vietnam
Fiyatnaam
-
Land
Wadamada
-
Hva er det største landet i verden?
Waa kee dalka ugu weyn adduunka?
-
Det største landet i verden er Russland.
Wadanka aduunka ugu weyn waa Russia.
-
Hva er den største byen i USA?
Waatee magaalada ugu weyn USA?
-
Den største og mest besøkte byen i USA er New York City.
Magaalada ugu weyn uguna booqashada badan USA waa Magaalada New York.

