Italiano

Soomaali

Famiglia - Qoyska

madre

Hoyo

padre

Aabo

genitori

Waalid

ragazza

Gabadh

ragazzo

Wiil

sorella

walaasha

fratello

walaalka

gemelli

mataano

figlia

gabar

figlio

wiil

fratelli

walaalo

nonna

ayeeyo

nonno

awoowe

nonni

ayeeyo ama awoowe

nipote

gabadha walalka ama walaasha

nipote

wiilka walalka ama walaasha

zia

eedo

zio

adeer

parente

qaraabo

cugino

inaadeer

moglie

xaas

marito

nin

sposa

aroosadda

cognata

dumaashi

cognato

seeddi

  1. Qoyska

  2. Miyaad la degan tahay qoyskaaga?

  3. Haa, waxaan la noolahay waalidkay iyo walaalkay.

  4. Intee weyn ayuu reerkaagu yahay?

  5. Waxaan leeyahay xaas iyo saddex carruur ah.

  6. Ayeeyo intee jir ayeey tahay?

  7. Waa 85 jir laakiin aad ayey u caafimaad qabtaa.

  8. Walaashaa ma dowlada ayey u shaqaysaa?

  9. Haa waa ay wayshaqeysaa. Waxay u shaqeysay xafiiska socdaalka turjubaan ahaan.


Pubblicità