Français

Soomaali

Vêtements - Dharka

robe

Dhar

chemise

shaati

t-shirt

funaanad

chemisier

funaanad naageed

soutien-gorge

rajabeeto

chapeau

koofiyad

veste

jaakad

costume

suud

jeans

jiinis

pantalon

surwaalo

slips

nigisyo

jupe

goonno

pantacourt

gaagaaban

ceinture

suun

chaussettes

iskaalsho

chaussures

kabo

écharpe

qamaar

lunettes de vue

muraayadaha indhaha

lunettes de soleil

muraayadaha indhaha

pyjama

dharka hurdada

sac plastique

bac baag ah

  1. dhar

  2. Sideen kuu caawin karaa?

  3. Waxaan raadinayaa dhar dhaxmeed ah

  4. Cabir intee leeg ayaad isticmaashaa?

  5. Caadi ahaan waxaan isticmaalaa cabirka M. Waxaan isku dayi doonaa midka midabka cad leh.

  6. Ma iibsatay shaati cusub?

  7. Maya ma iibsanin, waxaan u helay dhalashadeyda sanadkii hore.


Publicité