Dansk

Soomaali

Directions - Tilmaamaha

-

toosan

-

Midig

-

Bidix

-

Hor

-

Gadal

-

kor

-

Hoos

-

sare

-

Hoose

-

dhow

-

Fog

-

Ku xiga

-

hore

-

halkan

-

halkaas

-

wareegsan

-

waqooyi

-

Koonfur

-

galbeed

-

bari

  1. Jihooyinka

  2. Waa kuwee wadada ugu gaaban garoonka diyaaradaha?

  3. Wadada ugu gaaban garoonka diyaaradaha waa tareen ka baxa xarunta tareenka ee bartamaha.

  4. Halkee ayee kutaala meheradaadu?

  5. Meheraddaydu waxay ku taal dhinaca midig ee xarunta dawladda hoose.


Advertisement