حيوانات أليفة
Xayawaanka guri joogta ah
كلب
Eey
قطة
bisad
بطة
boolonboollo
ديك
diiq
بقرة
sac
حصان
faras
خروف
lax
معزة
ri
خنزير
doofaar
جمل
geel
ذبابة
dukhsi
نحلة
shinni
أرنب
bakayle
حيوانات برية
Wild animals
ذئب
yeey
دب
orso
نمر
shabeel
أسد
libaax
فيل
maroodi
زرافة
geri
قرد
daanyeer
عنكبوت
caaro
ثعبان
mas
ضفضع
rah
ناموس
kaneeco
عصفورة
shimbir
نسر
gorgor
-
حيوانات أليفة
Xayawaanka guri joogta ah
-
هل لديك حيوان أليف بالمنزل؟
Ma haysataa xayawaan guri joog ah?
-
نعم, لدي كلب صغير و حصان من أجل مسابقات ركوب الخيل
Haa, waxaan haystaa eey yar iyo faras loogu talagalay tartanka kaxeenta.
-
هل هناك اي مزرعة لديك في المنطقة الريفية؟
Ma ku leedahay wax beer ah deegaankaaga miyiga ah?
-
نعم, هناك شركة خاصة تقوم بإنتاج منتجات الألبان
Haa, waxaa jira shirkad gaar loo leeyahay oo bixisa wax soo saarka caanaha.
-
حيوانات برية
Duurjoogta
-
كم عدد الحيوانات في حديقة الحيوان؟
Immisa xayawaan ah ayaa ku jira beerta xayawaankan?
-
دعنا نتطلع على المزيد من المعلومات من عند المكتب
Aynu aadno si aan macluumaad dheeraad ah uga helno miiska.
-
ما هو أطول حيوان؟
Xayawaankee baa ugu dheer?
-
الزرافة هي أطول حيوان
Gerigu waa kan ugu dheer.

